Nin 14 sano ka hor laayey dad ku sugnaa Suuq weyn oo xukun dil ah lagu fuliyey

Japan ayaa xukun dil ah ku fulisay nin 39 sano jir ah oo sanadkii 2008-dii todoba qof ku laayey magaalada Tokyo ee caasimadda Japan. Ninkan ayaa xiligaas weeraray xarun laga dukaameysto oo ay joogeen inta badan dadka uu laayey. Dil wadareedkan uu geystay Tomohiro Kato ayaa la sheegay inuu ahaa mid kamid ah dilalka ugu … Continue reading Nin 14 sano ka hor laayey dad ku sugnaa Suuq weyn oo xukun dil ah lagu fuliyey